daalacan
(m.dh)Waqti wixii la sheegaa ay shaac baxaan oo aanay qarsoomin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daalacan ↴
daalac [m.l]
Wax dheeraad ah oo cid loo raacdo.
daalac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday; -lici)
Dayax ama qorrax soo muuqasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg