daaqsii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiyay, -iisay)ld daaji.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daaqsii ↴
daaji [f.g/lg2] (-iyay, -isay)
1. (f.g) U muujin kalsooni iyo debecsanaan qof dhagar lala maagganyahay. Tus. “Dambiililhii mudda dheer waa la daajiyay dabadeese waa la qabtay”. 2. (f.lg) Xoolo meel daaq leh soofin. ld daaqsii.
daajin [m.f.dh]
eeg daaji. ld daajis, daaqsiin, daaqsiis.
daaqsiin [m.dh]
ld daajin.
daaqsiis [m.l]
ld daajin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg