daaqtag
(m.l)1. Foogaanta u dhexeysa xerada xoolaha iyo meesaha ay daaqa u aadaan. 2. D. ah: xoolo meel daaq leh u socda.
daaqtag
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gay, -gtay)Xoolo meel ay daaq ka helayaan aadid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daaqtag ↴
daaqtegid [m.f.dh]
eeg daaqtag².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg