daarasho
(m.f.dh)eeg daaro.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daarasho ↴
tacdaarasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg tacdaaro. ld tad-caarasho, tamcaarasho.
cadhee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-dheeyay, -dhaysay)
1. Cadho ku daarasho. 2. Dhaliicayn.
cudurdaarasho [m.f.dh]
eeg cudurdaaro.
daardaarasho [m.f.dh]
eeg daardaaro.
qabadsii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
1. Wax, wax kale ku dhejin. 2. Cid wax xafidsiin. 3. Wax, wax kale ku dirid. 4. Cudur isku daarasho.
qalindaarasho [m.f.dh]
eeg qalindaaro.
shido [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-itay, -idatay)
1. Nal, raadiye iwm daarasho. 2. Dab iwm hursasho.
weydaarasho [m.f.dh]
eeg weydaaro.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg