dabaakhid
(m.f.dh)eeg dabaakh². ld dabaaqid, dibaakhid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabaakhid ↴
dabaaqid [m.dh]
ld dabaakhid.
dibaakhid [m.dh]
ld dabaakhid.
dabaakh [m.l]
Tartamidda cayaar turub oo labada dhinac oo iska soo horjeedaa ay u tartamaan foorooyin ay kala qabaan, inay qolo kaliya ku wareegto. ld dabaaq¹, dibaakh¹.
dabaakh [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-khay, -khday)
Fooro wareejin ku tartamid (cayaar turub). ld dabaaq², dibaakh².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg