dabaal
(m.dh)Dhaqdhaqaaq habaysan oo ay nafleydu sameyso markay biyo ku dhex jiraan si aayan ugu hafan. ld dabbaal².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabaal ↴
boolaboolo [m.dh]
Shimbir dabaalata oo badanaa midabkeedu cadyahay. ld boolamboolo.
dabaalad [m.l]
ld dabaalasho.
dabaalasho [m.f.dh]
eeg dabaalo. ld dabaalad, dabbaalad, dabbaalasho.
dabaali [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax biyo dabaal kaga gudbin. ld dabaalsii, dabbaali, dabbaalsii.
dabaalin [m.f.dh]
eeg dabaali. ld dabaalsiin, dabbaalin, dabbaalsiin, dabbaalsiis.
dabaaljoog [m.l]
Nooc dabaasha ka mid ah oo qofka dabaalanaya la moodo inuu taaganyahay. ld dabaajoogle, dabaaljoogto, dabbaaljoog.
dabaaljoogle [m.l]
ld dabaaljoog.
dabaaljooglee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyey, -leysay)
Dabaaljoogle samayn. ld dabaaljoogtee, dabbaaljooglee, dabbaaljoogtee.
dabaaljoogleyn [m.f.dh]
eeg dabaaljooglee. ld dabaajoogteyn, dabbaaljoogleyn, dabbaaljoogteyn.