dabaaljoog
(m.l)Nooc dabaasha ka mid ah oo qofka dabaalanaya la moodo inuu taaganyahay. ld dabaajoogle, dabaaljoogto, dabbaaljoog.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabaaljoog ↴
dabaaljoogle [m.l]
ld dabaaljoog.
dabaaljooglee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyey, -leysay)
Dabaaljoogle samayn. ld dabaaljoogtee, dabbaaljooglee, dabbaaljoogtee.
dabaaljoogleyn [m.f.dh]
eeg dabaaljooglee. ld dabaajoogteyn, dabbaaljoogleyn, dabbaaljoogteyn.
dabaaljoogtee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-teeyay, -teysay)
ld dabaaljooglee.
dabaaljoogteyn [m.dh]
ld dabaaljoogleyn.
dabaaljoogto [m.dh]
ld dabaaljoog.
dabbaaljoog [m.l]
ld dabaaljoog.
dabbaaljoogle [m.l]
ld dabaaljoog.
dabbaaljooglee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
ld dabaaljooglee.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg