dabaaq
(m.l)ld dabaakh¹.
dabaaq
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-qay, -qday)ld dabaakh².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabaaq ↴
dabaakh [m.l]
Tartamidda cayaar turub oo labada dhinac oo iska soo horjeedaa ay u tartamaan foorooyin ay kala qabaan, inay qolo kaliya ku wareegto. ld dabaaq¹, dibaakh¹.
dabaakh [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-khay, -khday)
Fooro wareejin ku tartamid (cayaar turub). ld dabaaq², dibaakh².
dabaakhad [m.dh]
1. ld dabaakh¹. 2. Calaamad lagu dhigo neef iib u jooga. ld dabaaqad.
dabaakhid [m.f.dh]
eeg dabaakh². ld dabaaqid, dibaakhid.
dabaaqad [m.dh]
ld dabaakhad.
dabaaqid [m.dh]
ld dabaakhid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg