dabacase
(m.l)Geed nagaar khudaarta la cuno ka mid ah, oo caleen ballaaran iyo buruq dhuuban oo dhulka ku xabaalan leh; karooto.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabacase ↴
karooto [m.dh]
Nooc qudaarta ka mid ah oo leh bari cas oo cunta lagu darsado; dabacase.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg