Site icon Qaamuus

jawaabta

dabaggaalle
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)

Nafley yar, dhir, xagatada ka mid ah oo leh midab guduud xigeen ah; seyn dheer oo dhogor badan leh oo sida badan labada lugood ee dambe isku taaga; tukulush; uunrays.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabaggaalle

uurrays [m.l]
1. Dabaggaalle. 2. Ubad geel ama dad oo diifeysan ama korriimmadii ka xumaatay.

dhalanteed [m.l] (-dyo, m.dh)
Wirwir; dhaan dabaggaalle.

dhan-dabaggaalle [m.l]
Dhalaal hirar ah, biyo la moodo oo samaysma markakulka badan ee qorraxdu dhulka ku dhaco; wirwir; dhalanteed.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version