Site icon Qaamuus

jawaabta

dabaggeli
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Wax, wax kale gadaal kaga xariirin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabaggeli

dabaggal [m.l]
1. Baaris qoto dheer oo lagu sameeyo wax qarsoon oo la doonayo in la hubsado. 2. ld dabaggelid. Cidaan qaabilsan baaridda arrin la tuhunsanyahay in ay dhacday ama dhici doonta. 3. Ciidanka nabadsugidda qayb ka mid ah oo qabilsan la socoshada arrimaha dibloomaaysiyiinta.

dabaggelid [m.f.dh]
eeg dabaggal². ld dabaggal¹ (2).

dabaggelin [m.f.dh]
eeg dabaggeli.

dabaggelis [m.l] (-syo, m.dh)
Suun ama xarig xoolaha la rarto dabada loo suro si uusan rarku hore ugu dhicin.

dabaggelisayn [m.f.dh]
eeg dabaggelisee.

dabaggelisee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-seeyay, -saysay)
Neef xoolo ah oo la rarayo dabaggelis u yeelid.

isdabaggeli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Nafley midba midka kale gadaashiisa ku aaddin.

isdabaggelid [m.f.dh]
eeg isdabaggal².

isdabaggelin [m.f.dh]
eeg isdabaggeli.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version