dabakakiil
(m.l)Haad uu nin kiishay oo labadii ciyaare oo dhinaca ka fadhiyay ay isu celiyaan (ciyaar turub).
dabakakiil
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-iilay, -iishay)Nin haad uu kiishay, labadii ciyaare oo dhinaca ka fadhiyay isla haadkii isu soo celin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabakakiil ↴
dabakakiilad [m.l]
ld dabakakiilasho.
dabakakiilasho [m.f.dh]
eeg dabakakiilo. ld dabakakiilad.
dabakakiilid [m.f.dh]
eeg dabakakiil².
dabakakiilo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-iishay, -iilatay)
Haad turub nin kiishay midka bidixda ka xiga degasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg