dabakakiilid
(m.f.dh)eeg dabakakiil².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabakakiilid ↴
dabakakiil [m.l]
Haad uu nin kiishay oo labadii ciyaare oo dhinaca ka fadhiyay ay isu celiyaan (ciyaar turub).
dabakakiil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-iilay, -iishay)
Nin haad uu kiishay, labadii ciyaare oo dhinaca ka fadhiyay isla haadkii isu soo celin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg