dabakar
(m.l) (-rro, m.dh)1. Geedgaab leh laamo dhuudhuuban, tootoosan oo la laga dhigto. 2. Cad maro ah.
dabakar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)Maro, cad maro kale ah ku tolid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabakar ↴
dabakarid [m.f.dh]
eeg dabakar².
dabakarruub [m.l]
Cudur halis ah dhaqso u faafa, lo'da ku dhaca oo leh shuban badan oo dhiig la socdo iyo ilmayn; shiifow; beergooye; beerfur.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg