Site icon Qaamuus

jawaabta

dabid
(m.f.dh)

eeg dab². ld dabniin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabid

dabniin [m.dh]
ld dabid.

gandabid [m.f.dh]
eeg ganda.

jillaab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Kalluun dabid.

maxmil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ilay, -ishay)
Libaax-badeed maxmil ku dabid.

qardabid [m.dh]
ld qartabid.

saynsaab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Wax daboolid. 2. Wax dabid.

dab [m.l] (-bab, m.l)
1. Wax holac kulayl iyo iftiin leh oo ka dhasha gubashada. 2. Hub. 3. Danab. ld deb.

dab [m.dh]
Ceel maax ah oo aan dowlis lagu cabbin.

dab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Ugaar, shimbir iwm dabin ku qabasho. 2. Timo soohid. 3. Il muddo yar isku hayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version