Site icon Qaamuus

jawaabta

dabis
(m.l)

1. ld tabis. Cudur xoola ku dhaca oo calanaqsiga inay liqaan u diida. 2. Nooc ka mid ah deris kunnoolka caloosha dadka ku dhasha. 3. Nooc ka mid ah suuska timirta gala.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabis

tabis [m.l]
ld dabis.

gandabis [m.l]
Daal iyo dhibaata badan oo lagala kulmo socod dheer. ld gandabi.

dab [m.l] (-bab, m.l)
1. Wax holac kulayl iyo iftiin leh oo ka dhasha gubashada. 2. Hub. 3. Danab. ld deb.

dab [m.dh]
Ceel maax ah oo aan dowlis lagu cabbin.

dab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Ugaar, shimbir iwm dabin ku qabasho. 2. Timo soohid. 3. Il muddo yar isku hayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version