Site icon Qaamuus

jawaabta

dabran
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)

Wax dabar ku xirmay noqosho (nafley).

dabran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax la dabray ahaansho (nafley).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabran

dabramid [m.f.dh]
eeg dabran.

dabranaan [m.f.dh]
eeg dabran². ld dabra- naansho.

dabranaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg dabranow. ld dabranaan.

dabranow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-naaday, -naatay)
Wax si joogto ah u dabran noqosho.

hoor [m.l]
(kiim.) Wejiga maatarka ee saxarrada walaxdu ay ka koobantahay isugu dabranyihiin si debecsan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version