Site icon Qaamuus

jawaabta

dabsaar
(m.l) (-rro, m.dh)

1. Sabuulka isagoo aan bislaan oo weli curdan ah beerta laga gooyo, ka dibna inta god lagu guro la dubo. 2. Weel kasta oo dab la saaro.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabsaar

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version