Site icon Qaamuus

jawaabta

dacay
(m.l)

Xarig yar oo xoolaha qalka ama faruurta hoose looga xiro si loo xukumo.

dacay
(m.dh)

Faruurta hoose ee xoolaha.

dacay
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-yay, -yday; -yi)

Neef, si loo xukumo, qalka hoose xarig kaga xirid. ld dacayee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dacay

dacayan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-ynaa, -ynayd)
Neef, wax la dacayey ahaansho. ld dacayeysan.

dacayasho [m.f.dh]
eeg dacayo. ld dacayeysasho.

dacayayn [m.dh]
ld dacayid.

dacayee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-yeeyay, -yeysay)
ld dacay³.

dacayeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
ld dacayan.

dacayeysasho [m.dh]
ld dacayasho.

dacayeysnaan [m.dh]
ld dacaynaan.

dac [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Biyo wasakh ah oo ku hara kaalinka ay xooluhu ka cabbaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version