dacayid
(m.f.dh)eeg dacay³. ld dacayayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dacayid ↴
dacayayn [m.dh]
ld dacayid.
dacay [m.l]
Xarig yar oo xoolaha qalka ama faruurta hoose looga xiro si loo xukumo.
dacay [m.dh]
Faruurta hoose ee xoolaha.
dacay [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-yay, -yday; -yi)
Neef, si loo xukumo, qalka hoose xarig kaga xirid. ld dacayee.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg