dadabdhig
(m.l)ld dadabgal¹.
dadabdhig
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gay, -gtay)ld dadabgal².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dadabdhig ↴
dadabdhigid [m.dh]
ld dadabgelid.
dadabgal [m.l] (-llo, m.l)
1. ld dadabdhig 1. Doonidda gabar reerkooda laga doono iyadoo si xushmad leh loo weyddiisanayo. 2. ld dadabgelid.
dadabgal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay; -geli)
U d.: Reer gabadh si xushmad leh u weydiisasho. ld dadabdhig².
dadabgelid [m.f.dh]
eeg dadabgal². ld dadabdhigid, dadabgal¹ (2).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg