Site icon Qaamuus

jawaabta

dadabxambaar
(m.l)

Si gudub ah oo ilmo aan la gardaadin loo xambaaro. ld dadabhambaar.

dadabxambaar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

Ilmo aan la gardaadin si gudub ah u xambaarid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dadabxambaar

dadabhambaar [m.l]
ld dadabxambaar¹.

dadabxambaarasho [m.dh]
ld dadabxam- baarsasho.

dadabxambaarid [m.f.dh]
eeg dadabxambaar².

dadabxambaaro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
ld dadabxambaarso.

dadabxambaarsasho [m.f.dh]
eeg dadab- xambaarso. ld dadabxambaarasho.

dadabxambaarso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Ilmo aan la gardaadin si gudub ah u xambaarasho. ld dadabxambaaro.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version