dadabxambaarid
(m.f.dh)eeg dadabxambaar².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dadabxambaarid ↴
dadabxambaar [m.l]
Si gudub ah oo ilmo aan la gardaadin loo xambaaro. ld dadabhambaar.
dadabxambaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Ilmo aan la gardaadin si gudub ah u xambaarid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg