dadan
(m.dh)ld dedan¹.
dadan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)ld dedan².
dadan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-dnaa, -dnayd)ld dedan³.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dadan ↴
balbalo [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Meel dhisan oo kor ka dadan, dhinacyadana ka furan oo wax lagu iibsado. 2. Dhismo yar oo la harsado oo guriga hortiisa lagu dhiso. ld balanbalo.
daash [m.l] (-shash, m.l)
Dhismo kor ka dadan, hareeraha ka furan oo carshaanta, baraakoyinka, mundullada iwm hortooda lagu dhiso.
dallaallimo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Meel kor ka dadan oo dhinacyaha ka furan oo wax lagu gato ama la harsado. ld dallaalin.
dalqo [m.dh]
(c.nafl.) Xubinta codku ka sameysmo, hawadana sambabada ayay ku duwda, waxay ku taal hunguriga cad dushiisa, waxay ka sameysantahay sagaal carjowood oo ay isu hayaan seedo iyo muruqyo xuub gaduudan ayaa ku dadan, waxa ku dhexyaal laba joog o xargaha codka ah oo sameeya codka. ld dalqe.
dedan [m.dh]
Waqti wixii la sheegaa aanay shaac bixin oo qarsoomaan. ld dadan¹.
dedan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
Wax la deday noqosho. ld dadan².
dedan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dnaa, -dnayd)
Wax la deday ahaansho. ld dadan³.
dad [m.l] (-dyow, m.l)
Naaley waxa Eebbe abuuray ugu sarreysa, dhogor lahayn oo garaadkeeda hadal ku cabbiri karta.
dad [m.l]
ld ded¹ (1).
dad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
ld ded².