Site icon Qaamuus

jawaabta

daddaanso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

ld dandaanso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daddaanso

daddaansasho [m.f.dh]
egg daddaanso. ld daddaansad, dandaansad, dandaansasho.

dandaanso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax culus, iyadoo dhulka in yar laga hinjinayo qaadasho. ld daddaanso.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version