daddan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)1. Qof fudud oo aan degganayn ahaansho. 2. Ku d.: Qof, wax ku mamay ahaansho. ld deddan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daddan ↴
daddanaan [m.f.dh]
eeg daddan. ld daddanaansho, deddanaan, deddanaan- sho.
daddanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld daddanaan.
deddan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld daddan.
deddanaan [m.dh]
ld daddanaan.
deddanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld daddanan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg