dadqal
(m.l) (-llo, m.dh)Nin hilibka dadka cuna.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dadqal ↴
dadqalad [m.l]
Dadqalnimo.
dadqaladnimo [m.dh]
ld dadqalnimo.
dadqalatanimo [m.dh]
Dadqalato ahaansho.
dadqalato [m.dh]
1. Naag dadka qalata oo hilibkiisa cunta. 2. (m.u) Koox dad ah oo hilibka dadka cunta.
dadqalnimo [m.dh]
Dadqal ahaansho. ld dadqaladnimo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg