Site icon Qaamuus

jawaabta

dafdaf
(m.dh)

Fal aan deggenaan lahayn ee qof ku kaco.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dafdaf

dafdaflayn [m.f.dh]
eeg dafdaflee.

dafdafle [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Qof dafdaf badan; meelo galgal badan.

dafdaflee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -laysay)
Dafdaf samayn.

digdigle [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Qof faan iyo dafdaf badan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version