Site icon Qaamuus

jawaabta

dakaamo
(m.dh)

1. Daal badan oo ku yimaadda gammaanka iyo awrta marka ay socod dheer galaan. 2. ld dakaamid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dakaamo

dakaamid [m.f.dh]
eeg dakaan². ld dakaamo (2), dakaan¹ (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version