dakaan
(m.l)1. D. ah: gammaan ama awr aad u daalay. 2. ld dakaamid.
dakaan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)Gammaan ama awr aad u daalid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dakaan ↴
dakaamid [m.f.dh]
eeg dakaan². ld dakaamo (2), dakaan¹ (2).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg