Site icon Qaamuus

jawaabta

dakanaduug
(m.l)

Baabi'inta la baabi'iyo godob dad u dhexeysey. ld dakanaduugid.

dakanaduug
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-gay, -gtay)

Godob dad u dhexaysay baabbi'in.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dakanaduug

dakanaduugid [m.f.dh]
eeg dakanaduug². ld dakanaaduug¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version