Site icon Qaamuus

jawaabta

dakane
(m.l)

ld dakano.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dakane

aardoon [m.l]
Qof, qof kale oo dakane ka galay raadinaya. ld aardoonad, aardoonasho, aarsashaddoon.

dakano [m.dh] (-ooyin, m.l)
Godob, utun, dhagar. ld dakane.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version