Site icon Qaamuus

jawaabta

dala'
(m.l)

ld dhama'¹.

dala'
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-l'ay, -la'day; -l'i)

ld dhama'².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dala'

dala' [m.l]
ld dhama'¹.

dala' [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-l'ay, -la'day; -l'i)
ld dhama'².

dala'sad [m.l]
ld dala'sasho.

dala'sasho [m.f.dh]
eeg dala'so. ld dala'sad, dala'si.

dala'si [m.l]
ld dala'sasho.

dala'so [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-'saday, -'satay)
Cid khayaano yar oo aan wax lagu yeelayn ku samayn.

dhama' [m.l]
1. Dayow ka dhasha gaajo iyo harraad. 2. ld dham'id. ld dala'¹.

dhama' [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-m'ay, -ma'day; -m'i)
Gaajo iyo harraad la dayoobid. ld dala'².

dham'id [m.f.dh]
eeg dhama'². ld dala'¹, dal'id, dhama'¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version