Site icon Qaamuus

jawaabta

dalaaf
(m.l)

1. D. ah: xoolo ama dad darxumo iyo rafaad ka muuqdo. 2. D. ah: ceel biyihii ka gureen. 3. ld dalaafid.

dalaaf
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-fay, -ftay)

1. Dad ama xoolo, wax darxumo iyo rafaad ka muuqdo noqosho. 2. Ceel, biyo ka gurid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dalaaf

dalaafid [m.f.dh]
eeg dalaaf². ld dalaaf¹ (3).

dalaafsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax dalaafay ahaansho.

dalaafsanaan [m.f.dh]
eeg dalaafsan. ld dalaafsanaansho.

dalaafsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dalaafsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version