Site icon Qaamuus

jawaabta

dalaandalan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnaa, -lnayd)

Qof la dalaandalay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dalaandalan

dalaandalnaan [m.f.dh]
eeg dalaandalan. ld dalaandalnaansho.

dalaandal [m.l]
(daaw.) Sarsaridda meel oogada ka mid ah oo dhiig ku guntamay la sarsaro iyadoo dhiigga toobin looga soo nuugayo.

dalaandal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-alay, -ashay)
(daaw.) Meel oogada ka mid ah oo dhiig ku guntamay, si toobin dhiigga looga soo nuugo sarsarid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version