dalandool
(m.l)1. Socod noqnoqosho leh oo laba meel oo kala fog la isaga goosho. 2. ld dalandoolid.
dalandool
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oolay, -ooshay)Socod noqnoqosho leh laba meel oo kala fog isaga gooshid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dalandool ↴
dalandoolid [m.f.dh]
eeg dalandool². ld dalandool¹ (2).
dalandoolli [m.dh]
Cayayaan caanallusha la eg isku bahna yihiin oo hargaha iyo lafahaba xagata. ld dalandoolyo.
dalandoolyo [m.dh]
ld dalandoolli.
saransoor [m.l]
1. Meel laba wax iska galaan; iran. 2. Dalandool.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg