dalbasho
(m.f.dh)eeg dalbo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dalbasho ↴
canceenso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Cid canceeno ka dalbasho.
dirso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
1. Wax adeegsasho. Tus. “Telefoon baan dirsaday”. 2. Wax dalbasho. Tus. “Cumar baa shaah dalbaday”.
qaysho [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-shaday, -shatay)
U q.: qof dhibaateysan cid kaalmo ka dalbasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg