dalbo
(m.l.w)eeg dalab².
dalbo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-baday, -batay)1. Dalab sameyn (qof). 2. Ciidan amar siin. 3. Isu baaqid (turub).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dalbo ↴
dalbasho [m.f.dh]
eeg dalbo.
dalboole [m.l]
Qof dalbo leh.
dal [m.l] (-lal, m.l)
Dhul soohdin loo yaqaan leh oo la degganyahay; waddan.
dal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-alay, -ashay)
Harag rogob ka gurid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg