Site icon Qaamuus

jawaabta

daldalan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnaa, -lnayd)

Wax la deldelay ahaansho. ld deldelan.

daldalan
(m.l)

Hadal badan oo aan nuxur lahayn.

daldalan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-lmay, -lantay; -lmi)

D./iskad.: hadal badan oo aan macno lahayn ku hadlid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daldalan

daldalmid [m.f.dh]
eeg daldalan².

daldalnaan [m.f.dh]
eeg daldalan. ld daldalnaansho, deldelnaan, deldelnaan- sho.

deldelan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld daldalan.

dooxo-daldalan [m.dh] (-ooyin ..., m.l)
(juqr.) Waadi laageed ku darma waadi weyn, laagtaas oo ka soo dhacaysa meel joog door ah ka sarraysa waadiga weyn, sidaas darteed biyaha ku qulqulaya waadi laageedkaas waxay ku galaan waadiga weyn si biyo dhac ama daadag ah. D.ooyinka ama waadiyaasha daldalan waxay caan ku yihiin dhulalka socodka baraf weynuhu uu gooyay.

daldal [m.l]
ld daldalid.

daldal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-alay, -ashay)
1. Alaab iwm meel ka gurid iyadoo hadba in la qaadayo. 2. Wax si xad-dhaaf ah u cunid ama cabbid.

daldal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-alay, -ashay)
Xarig siriq leh oo meel sare ka soo laalaada qof ku merjin. ld deldel².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version