dalee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-leeyay, -laysay)1. Wax cusboonaysiin ama qurxin. 2. Guri, meel ay hawo ka soo gasho u yeelid. 3. Dhul wax lagu beeri jiray in muddo ah nasin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dalee ↴
dalayn [m.f.dh]
eeg dalee.
daleel [m.dh]
1. Meel bannaan oo aan dugsi lahayn. 2. D. ah: meel cidla'ah.
mandaleel [m.l] (-llo, m.dh)
Shulug dheer, adag dhogor ka samaysan oo roobka dhaxanta iwm laga qaato.
sandaleele [m.l]
Qof hoodaddo sameeya. ld sandameeme.
sandaleelee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
Qof hoodaddeyn.
sandaleeleyn [m.f.dh]
eeg sandaleelee.
dal [m.l] (-lal, m.l)
Dhul soohdin loo yaqaan leh oo la degganyahay; waddan.
dal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-alay, -ashay)
Harag rogob ka gurid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg