Site icon Qaamuus

jawaabta

daliil
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate) (-llo, m.dh)

D. ah: qof dullinimo ka muuqato.

daliil
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine) (-llo, m.dh/-lo, m.l)

Markhaati cad oo wax xaqiiqnimadiisa lagu caddeynayo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daliil

daliili [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax xaqiiqadooda sheegid.

daliilin [m.f.dh]
eeg daliili.

daliilnimo [m.dh]
Daliil ahaansho (qof).

daliisho [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-shaday, -shatay)
Wax daliil ka dhigasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version