dallaalid
(m.f.dh)eeg dallaal². ld dillaalid, dullaalid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dallaalid ↴
dillaalid [m.dh]
ld dallaalid.
dullaalid [m.dh]
ld dallaalid.
dallaal [Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate]
1. D. ah: meel barwaaqo ama biyo leh oo aan lagu badnayn. 2. D. ah: aan ciriiri ahayn; waxa ku jira si wanaagsan ugu filan; ballaaran.
dallaal [m.l] (-llo/-liin, m.dh)
1. Qof shaqadiisu tahay in uu dadka wax u kala iibiyo. 2. Hantida qof dadka wax u kala iibiya qarash ahaan u qaato. ld dillaal¹, dullaal¹.
dallaal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aalay, -aashay)
Dad wax u kala iibin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg