dallaalin
(m.dh)ld dallaallimo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dallaalin ↴
dallaallimo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Meel kor ka dadan oo dhinacyaha ka furan oo wax lagu gato ama la harsado. ld dallaalin.
dallaal [Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate]
1. D. ah: meel barwaaqo ama biyo leh oo aan lagu badnayn. 2. D. ah: aan ciriiri ahayn; waxa ku jira si wanaagsan ugu filan; ballaaran.
dallaal [m.l] (-llo/-liin, m.dh)
1. Qof shaqadiisu tahay in uu dadka wax u kala iibiyo. 2. Hantida qof dadka wax u kala iibiya qarash ahaan u qaato. ld dillaal¹, dullaal¹.
dallaal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aalay, -aashay)
Dad wax u kala iibin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg