dallaayad
(m.dh) (-do, ml.)1. ld dallad. Qalab ka samaysan saab bira ah iyo maro ku tolan oo qorraxda iyo roobka laga galo. 2. Baarashuud.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dallaayad ↴
dallad [m.dh] (-do, m.l)
ld dallaayad (1).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg