dalooshan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)Meel, wax dalool leh noqosho. ld duleeshan¹.
dalooshan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-shnaa,-shnayd)Wax dalool leh ahaansho. ld duleeshan².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dalooshan ↴
dalooshamid [m.f.dh]
eeg dalooshan¹. ld duleeshamid.
dalooshnaan [m.f.dh]
eeg dalooshan². ld dalooshnaansho, duleeshnaan, duleesh- naansho.
duleeshan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
ld dalooshan¹.
duleeshan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld dalooshan².
qolfaad [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-day, -dday)
1. (f.g) Doon dalooshantay cuf gelin. 2. (f.mg) Weel gaboobay isticmaal beelid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg