dalqami
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)1. Ka d.: qof wax uu ogyahay in uu sheego ku khasbid. 2. Ku d.: si qasab ah cid afka wax uga siin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dalqami ↴
dalqamid [m.f.dh]
eeg dalqan². ld dalqan¹ (2), dulqami, dulqan¹.
dalqamin [m.f.dh]
eeg dalqami.
dalqamiso [m.dh] (-ooyin, m.l)
Sixir lagu sameeyo qof la doonayo wax uu ogyahay in uu sheego.
dalqan [m.l]
1. Hadal badan oo iyadoo aan laga fiirsan lagu hadlo. 2. ld dalqamid. ld dulqan¹.
deexo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-xday, -xatay)
1. U d.: qof, qof kale si daacad ah ugu warramid. 2. Hadal badan shubid; dalqamid.
dulqamid [m.dh]
ld dalqamid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg