Site icon Qaamuus

jawaabta

dalqamid
(m.f.dh)

eeg dalqan². ld dalqan¹ (2), dulqami, dulqan¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dalqamid

dalqan [m.l]
1. Hadal badan oo iyadoo aan laga fiirsan lagu hadlo. 2. ld dalqamid. ld dulqan¹.

deexo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-xday, -xatay)
1. U d.: qof, qof kale si daacad ah ugu warramid. 2. Hadal badan shubid; dalqamid.

dulqamid [m.dh]
ld dalqamid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version