Site icon Qaamuus

jawaabta

dalxiisid
(m.f.dh)

eeg dalxiis².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dalxiisid

dalxiis [m.l]
1. Tegidda meel la tago iyadoo looga danleeyahay raaxeysi iyo daawasho. 2. D. ah: qof meel tamashle iyo raaxeysi u jooga.

dalxiis [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
Meel tamashle iyo raaxeysi ku tegid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version