damaan
(m.dh)Fallaar weyn waranka u eg oo aan dhega lahayn. ld dabaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh damaan ↴
dabaan [m.dh]
ld damaan.
rahaamad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Cid wax amaahatay damaanad dhigid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg