Site icon Qaamuus

jawaabta

damaq
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-mqay, -maqday)

ld danaq.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh damaq

danaq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-nqay, -naqday)
Nabar, boog iwm dhiig ama dheecan ka keenid. ld damaq, damqi, danqi, daqan, daqmi, daqni, dinqi.

dam [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
1. D. dheh: hadal tilmaama wax dhaca ama wax basa. 2. D. ka sii: wax burburin; wax seexin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version